uu – Englisch-Übersetzung – Keybot-Wörterbuch

Spacer TTN Translation Network TTN TTN Login Français English Spacer Help
Ausgangssprachen Zielsprachen
Keybot 68 Ergebnisse  www.quintadolago.com  Seite 3
  [Kaniiniga kahortaga uu...  
Wuxuu u diidaa bacriminta ugxamaha, nasiino uu galiyaa.
It inhibits ovulation by putting the ovaries into a rest mode.
  [Mareeguhu] sex-i.ch / ...  
Mareeguhu waa aalado uu dhakhtarku galiyo makaanka. Waxay ka shaqeeyaan gudaha makaanka. Waxaa lagula talin karaa dumarka oo dhan (haddii ay caruur leeyihiin iyo haddii ayna lahaynba) iyadoo aan loo eegayn da’da.
The coil is a type of contraception that is fitted inside the uterus by a doctor. Coils act mainly locally in the uterus. They may used by women of all ages, with or without children. They have a contraceptive effect of 3-10 years, depending on the coil type.
  [Blastarka laysku dheji...  
... dhiig kaa yimaado intaad isticmaaleysid tiimbaraha, marnaba ha iska fiiqin tiimbaraha, wax dhib ah malahan. Hadii uu dhiigaas kaa socdo ilaa bisha ku xigo, dhaqtarkaaga kala hadal.
…take medication such as antibiotics, anticonvulsive, tranquillisers, hypericum, ask your doctor if you are still protected as some of these medications can lessen the contraceptive effect of the patch. Continue to use the patch as well as using a condom.
  [Blastarka laysku dheji...  
Waydii dhaqtarkaaga hadii uu kaniinigii wali wax tarleeyahay, sababtoo ah daawooyinkaas waxay dhimikaraan waxtarka tiimbaraha kahortaga. Wad isticmaalka tiimbaraha iyo salbatiibada.
…do not have any bleeding during the pause and there has been no error in the use or taking of medication, re-stick a new patch on the expected date and seek advice from your doctor or at a Sexual Health and Family Planning Counselling Centre.
  [Blastarka laysku dheji...  
Marka ad meedhato ama dabal ad tagto ama qolka umiga (Sauna) ad tagto jimicsi sameeso blastarka ilmaha lagu kala fogeyo jidhkaga ku deggan cadiyan ma so fuqo lakin iska hubso in uu si fican kugu dhegan yahay.
If it concerns the 1st patch, and if there has been sexual intercourse in the last 7 days, including the pause, ask for the emergency contraception.
  [Uurka, Galmada iyo Ka ...  
ka baqashada xanuunka ama sababida waxyeelada ee nabarka waxay yarayn kartaa xiisaha galmada iyo natiijo ahaan rabitaanka galmada. Inta badan way fududahay in la maleeyo in nabarku uu aad uga wayn yahay inta uu dhab ahaan yahay.
Fear of pain or causing damage to the scar can reduce sexual excitement and consequently sexual desire. It is often easy to imagine that a scar is much bigger than it really is.
  [Uurka, Galmada iyo Ka ...  
ka baqashada xanuunka ama sababida waxyeelada ee nabarka waxay yarayn kartaa xiisaha galmada iyo natiijo ahaan rabitaanka galmada. Inta badan way fududahay in la maleeyo in nabarku uu aad uga wayn yahay inta uu dhab ahaan yahay.
Fear of pain or causing damage to the scar can reduce sexual excitement and consequently sexual desire. It is often easy to imagine that a scar is much bigger than it really is.
  [Uurka, Dhalashada ilma...  
Haddii aad jeclaan lahayd ilmahaagu inuu ku dhasho degmo kale oo Swisska ah, waa muhiim in lala hubiyo shirkadda caymiska caafimaad waxa uu yahay kharashka ay bixin donaan.
If you wish your child to be born in another Swiss canton, it is important to check with the health insurance company what costs they will pay.
  [Shahwadile] sex-i.ch /...  
Qobeyska istaaga ah, biyo nadiif ah ayaa la ogalyahay ama daawo uu farmashiyaasha kugula taliyaan.
An external shower with pure water, or a recommended product by the manufacturer, is authorised.
  [Blastarka laysku dheji...  
Haddi ad isticmaleso blaster (patch) oo 7 ciisho la so dhafay weliba ay ku jiran waqtigi ad nasen laheed markas waxad uu bahan tahay ka hortag ur kama ah.
If you notice your patch comes unstuck or falls off in more than 24 hours, apply a new patch and commence a new cycle of 4 weeks. For the next 7 days use a condom in addition.
  [Xubnaha taranka ee dum...  
Waa xili kasoo ah maalinta koowaad ee caadada ilaa xiliga kale ee malinta kowaad caadada ku xigo. Inta uu socdo waa wax badalmikara, guud ahaan 21 ilaa 35 maalmood. Qarniyaasha waxay bilaawdaan inta udhaxeyso 11 ilaa 1 5 sano waxayna joog sataa xiliga aay caadada guurto oo ah inta u dhaxeyso 45 ilaa 55 sano.
At each cycle, the uterus prepares itself for an eventual pregnancy by the growth of the endometrium. Ovulation takes place 15 days before the next monthly period. Sexual intercourse around the time of ovulation is the best moment to get pregnant.
  [Kala fogeenta carurta ...  
Xag caafimaad ahaan waxaa lamaanahaaga isu tagi kartaan markuu dhaawacaaga buskoodo: Markii uu lamaanaha raga iyo dumarka dareenkooda ay helaan.
From a medical point of view, as soon as the episiotomy scar has healed and both partners feel the desire, then sexual relations are possible.
  [Wa cag lanta la geliyo...  
Waxaad ku ogaan kartaa hadii aad sifiican ugashatay fartaada ku baroobee hadii cinjirka uu joogo minka afkiisa.
If intercourse is repeated, or if the diaphragm has been in place for more than 2 hours before intercourse, a dose of spermicide must be added without taking out the diaphragm.
  [Uurka, Galmada iyo Ka ...  
Qalaylka siilka waxa uu ku dhici karaa haweenka naas nuujinaya. Isticmaalka candhuuf ama kiriim jilcinaya ayaa kan caawin kara.
Vaginal dryness can occur in women who are breastfeeding. Using saliva or a lubricating gel can help this.
  [Kala fogeenta carurta ...  
Xag caafimaad ahaan waxaa lamaanahaaga isu tagi kartaan markuu dhaawacaaga buskoodo: Markii uu lamaanaha raga iyo dumarka dareenkooda ay helaan.
From a medical point of view, as soon as the episiotomy scar has healed and both partners feel the desire, then sexual relations are possible.
  [Salbatiibada dumarka] ...  
2. Markii uu guska galo qabo faraantiga qeybta taalo siilka afkiisa suu u dhaqaaqin.
2. During penetration, hold the external ring on the vulva to keep it in place.
  [Salbatiibada dumarka] ...  
Saad isaga yareeysid sharqanta salbatiibada inta fal galka uu dhacaayo, waxaad salbatiibada dhaxdeeda ku dari kartaa dufan.
It may not be re-used but it is possible to have sexual intercourse several times whilst it is in place.
  [Faraantiga siilka la i...  
Hadiise uu banaanka joogay 3 saac in kabadan, wax tarkiisa lama hubo:
In these cases, if you find yourself in :
  [Kaniiniga ka hortaga u...  
Waa kaniini uu ku jiro hormoon kooban lana mid ah kan dumarka jirkoot soo saaraan.
It is a pill which contains synthetic hormones which resemble those that are produced by a woman.
  [Faraantiga siilka la i...  
...aad dhiig baxdid 3 isbuuc oo aad faraantiga qabtid, ha iska siibin faraantuga wax dhib malahan hadii dhiigaas uu welisocdo kala hadal dhaqtarkaaga.
…interrupt sexual relations (breaking up with your partner,separation for a long period of time), remove the ring at the end of 3 weeks and have a supply of condoms.
  [Mareeguhu] sex-i.ch / ...  
Sida uu u shaqeeyo
How it works
  [Uurka, Dhalashada ilma...  
Muddada uurka, baadhitaano caadi ah oo uu sameeyo dhakhtarka cudurada haweenka ama ummuliso lugu taliyay.
During pregnancy, regular check-ups by a gynaecologist or a midwife are recommended.
  [Mareeguhu] sex-i.ch / ...  
Mareegta waxaa la galiyaa makaanka kadib marka uu dhakhtarka arinkaa qaabilsan ogalaado, kadib marka la nadiifiyo siilka. Looma baahna in mareegta mardanbe la badalo, dhakhtarka ayaa si fudud u bixin kara mareegta, waxaa faa’iidadaas keenay xarigga nayloonka.
It is put in place by a doctor, after disinfecting the vagina. To remove or change it, the doctor simply pulls the coil out by the nylon threads attached to it. Its contraceptive effect stops immediately after removal.
  [Su’aalaha Uurka iyo Ma...  
Marka haweenay ay uur leedahay, caymiskeedu waxa uu daboolaa dhammaan kharasha baadhida ee dhakhtarka ama ummulisada siiba kharashaadka dhalashada, iyo baadhitaanka ka dambeeya dhalashada (waxaa jira qaar ka reeban, tusaale ahaan fiitamiinada la qoray).
When a woman is pregnant, her health insurance covers all costs for check-ups by a doctor or midwife as well as the costs of the birth, and postnatal check-up (there are certain exceptions, for example, prescribed vitamins). After childbirth, health insurance also pays for 10 midwifery home visits up to within 56 days of the birth - if there are complications this may be longer if requested by a doctor – as well as 3 breastfeeding consultations for as long as a woman breastfeeds.
  [Iska ilaalin uuraysiga...  
Habka Heerkulka, habka Dhiiga marki uu kaa dhamaado, iyo habka eeginta dhacaanka Afka Ilma-galeenta, haddii leesku darro hababkaas waxay ka daaficin karaan in Uur qaado, laakiin waxay u baahantahay la talis waayo aragnimmo iyo Qof iska adag.
Some contraceptive methods and practices do not provide reliable protection against unwanted pregnancy. Calculating fertile days and coitus interruptus (withdrawal) are examples.
  [Uurka, Galmada iyo Ka ...  
Haddii aanay jirin wax asbaabo caafimaad ahi oo lid ku ah, galmada is gelinta waa suuragal marka rabitaanka galmadu so noqdo iyo marka waxii tolitaan ahaa ee la socday ummulista ama qaliinka uurka ilmaha laga soo saaro si buuxda uu u bogsaday.
If there are no medical reasons to the contrary, penetrative sex is possible when sexual desire returns and when any stitches following the delivery or caesarean section are almost completely healed.
  [Salbatiibada raga] sex...  
Si uu waxtar sare u yeesho, salbatiibada waa in markasata uu fal dhacaayo la isticmaalaa iyo markistaba falka ka hor.
Keep them in a box away from the light, heat and sharp or pointed objects.
  [Salbatiibada raga] sex...  
Si uu waxtar sare u yeesho, salbatiibada waa in markasata uu fal dhacaayo la isticmaalaa iyo markistaba falka ka hor.
Keep them in a box away from the light, heat and sharp or pointed objects.
  [Uraysi iska ilaalinta ...  
Xafiiska la talinta arimaha galmada iyo caafimaadka ku saabsan iyo qorshada reer dhisida uu dhakhtar hogaaminayo.
At a Sexual Health and Family Planning Counselling Center where there are medical staff (only a doctor can insert the coil)
  [Uur la joojiyi] sex-i....  
Kulamo ah afkeena-waa-isku-amaan iyo lacag la’aan ah dhamaan haween iyo rag iyo lamaano – aan loo fiirineenin da’da, meesha uu ka soo jeedo ama diintiisa, meel oo gaar ah oo mudo gaaban dhaxdeeda.
Confidential and free consultations for the women, men and couples involved – regardless of age, country of origin or religion – in a neutral setting. Appointments can be scheduled at short notice.
1 2 3 4 Arrow