uu – Englisch-Übersetzung – Keybot-Wörterbuch

Spacer TTN Translation Network TTN TTN Login Français English Spacer Help
Ausgangssprachen Zielsprachen
Keybot 68 Ergebnisse  www.quintadolago.com  Seite 4
  [Su’aalaha Uurka iyo Ma...  
Marka haweenay ay uur leedahay, caymiskeedu waxa uu daboolaa dhammaan kharasha baadhida ee dhakhtarka ama ummulisada siiba kharashaadka dhalashada, iyo baadhitaanka ka dambeeya dhalashada (waxaa jira qaar ka reeban, tusaale ahaan fiitamiinada la qoray).
When a woman is pregnant, her health insurance covers all costs for check-ups by a doctor or midwife as well as the costs of the birth, and postnatal check-up (there are certain exceptions, for example, prescribed vitamins). After childbirth, health insurance also pays for 10 midwifery home visits up to within 56 days of the birth - if there are complications this may be longer if requested by a doctor – as well as 3 breastfeeding consultations for as long as a woman breastfeeds.
  [Uraysi iska ilaalinta ...  
Talo waydiiso ku sabsan qaabka ka hortagga uurka degdeg ag uu aadka ugu habboonyahay baahiyahaaga. Haddii aad u baahantahay inaad qaadato qaadasha labbaad ee ka hortagga uurka degdega ah gudaha wareega dhiiga caadada, waxaad u baahan doontaa inaad waydiiso talo dheeraad ah oo ku saabsan tan.
Ask advice on which method of emergency contraception is most suited to your needs. If you need to take a second dose of emergency contraception in the same menstrual cycle, you will need to ask for more advice about this. Emergency contraception can be given to women of under 16 years old.
  [Uurka, Dhalashada ilma...  
Haddii xiliga dhiiga (dhiiga caadada) uu daaho, baadhitaanka uurku waxa uu muujin doonaa haddii ay uur ladahayd iyo in kale. Baadhitaanku waxa uu gaadaa hormoonada uurka ee ku jira kaadida. Baadhitaanka uurka waxaa la keeni karaa faramsiiga, dukaanka dawada, dukaanka subarmaarkadka iyo mishiinada wax iibiya.
If a woman’s period (menstruation) is late, a pregnancy test will indicate whether she is pregnant or not. The test detects pregnancy hormones in the urine. Pregnancy tests can be bought at a pharmacy, drugstore, supermarkets and from vending machines. They can also ask be carried out by your doctor or at a sexual and reproductive health centre.
  [Su’aalaha Uurka iyo Ma...  
Marka haweenay ay uur leedahay, caymiskeedu waxa uu daboolaa dhammaan kharasha baadhida ee dhakhtarka ama ummulisada siiba kharashaadka dhalashada, iyo baadhitaanka ka dambeeya dhalashada (waxaa jira qaar ka reeban, tusaale ahaan fiitamiinada la qoray).
When a woman is pregnant, her health insurance covers all costs for check-ups by a doctor or midwife as well as the costs of the birth, and postnatal check-up (there are certain exceptions, for example, prescribed vitamins). After childbirth, health insurance also pays for 10 midwifery home visits up to within 56 days of the birth - if there are complications this may be longer if requested by a doctor – as well as 3 breastfeeding consultations for as long as a woman breastfeeds.
  [Su’aalaha Uurka iyo Ma...  
Marka haweenay ay uur leedahay, caymiskeedu waxa uu daboolaa dhammaan kharasha baadhida ee dhakhtarka ama ummulisada siiba kharashaadka dhalashada, iyo baadhitaanka ka dambeeya dhalashada (waxaa jira qaar ka reeban, tusaale ahaan fiitamiinada la qoray).
When a woman is pregnant, her health insurance covers all costs for check-ups by a doctor or midwife as well as the costs of the birth, and postnatal check-up (there are certain exceptions, for example, prescribed vitamins). After childbirth, health insurance also pays for 10 midwifery home visits up to within 56 days of the birth - if there are complications this may be longer if requested by a doctor – as well as 3 breastfeeding consultations for as long as a woman breastfeeds.
  [Uur la joojiyi] sex-i....  
Uur joojin waa sharci waxii 12 usbuuc ka badan hadii caafimaatka jirka iyo/ama maskaxda ee haweeneeda uurka leh ee qatar ku jirto. Daqtarka waxuu ka mas’uul yahay inuu qiimeeyo qatartaas waxuuna qo’aamikaraa in arintaas wax ka qabto ama in kale.
After the 12th week of pregnancy, termination of pregnancy is legal if the physical or mental health of the pregnant woman is endangered. The medical doctor has the responsibility of assessing this danger and making a decision. According to the law, the more advanced the pregnancy, the greater the danger must be (Swiss Criminal Code, article 119).
  [Uurka, Dhalashada ilma...  
Waxaa jira tiro baadhitaano ah oo la samayn karo muddada uurka oo awood u leh inay ogaadaan dhowr qaab oo aan caadi ahayn ama jirrooyin ilmaha aan dhalan uu qabo. Waalidka waxay leeyihiin xaga ay go’aan ku gaadhaan baadhitaanka nooca ay rabaan in la sameeyo.
There are a number of screening tests that can be done during pregnancy that are able to detect certain malformations or illnesses in the unborn baby. Parents have the right to decide which tests they wish to have done. Doctors are required to provide clear and easy to understand information about these tests before carrying out the examination (this may include an ultrasound, blood samples and other tests). Sexual health centres offer support and advice with decision-making as well as with any concerns that there may be.
  [Uraysi iska ilaalinta ...  
Xafiiska la talinta arimaha galmada iyo caafimaadka ku saabsan iyo qorshada reer dhisida uu dhakhtar hogaaminayo.
At a Sexual Health and Family Planning Counselling Center where there are medical staff (only a doctor can insert the coil)
  [Uur la joojiyi] sex-i....  
Waxaa uurka la iskeega joojinkara qaadasho daawooyin ama qalliin. Doorashada qaabka waxeey ku xerantahay rabitaanka haweeneeyda uurka leh, uurka inta uu jiro, iyo jirooyinka ama qatarta ey ku sugantahay haweeyneeda.
A pregnancy can be ended by means of drugs or through a surgical procedure. The choice of methods depends on the preference of the pregnant woman, how far along the pregnancy is and any diseases or health risks the woman might have.
  [Uurka, Dhalashada ilma...  
Haddii ay tan dhacdo, waa muhiim in la waydiiyo oo la raadiyo talo xirfadeed iyo taageero. Lammaanahaagu sidoo kale waxa uu bixin karaa calaamadaha daalka. Dhakhtarkaaga, adeegyada la talinta waalidka iyo daryeelka carruurta ama adeegyada caafimaadka galmada waxay sidoo kale bixin karaan caawimo iyo taageero.
Exhaustion and lack of sleep may result in depression after childbirth. If this happens, it is important to ask for help and to seek professional advice and support. Your partner may also show signs of exhaustion. Your doctor, the childcare and parent advisory services or sexual health services can also offer help and support.
  [Salbatiibada raga] sex...  
Si uu waxtar sare u yeesho, salbatiibada waa in markasata uu fal dhacaayo la isticmaalaa iyo markistaba falka ka hor.
Keep them in a box away from the light, heat and sharp or pointed objects.
  [Uurka, Dhalashada ilma...  
Haddii xiliga dhiiga (dhiiga caadada) uu daaho, baadhitaanka uurku waxa uu muujin doonaa haddii ay uur ladahayd iyo in kale. Baadhitaanku waxa uu gaadaa hormoonada uurka ee ku jira kaadida. Baadhitaanka uurka waxaa la keeni karaa faramsiiga, dukaanka dawada, dukaanka subarmaarkadka iyo mishiinada wax iibiya.
If a woman’s period (menstruation) is late, a pregnancy test will indicate whether she is pregnant or not. The test detects pregnancy hormones in the urine. Pregnancy tests can be bought at a pharmacy, drugstore, supermarkets and from vending machines. They can also ask be carried out by your doctor or at a sexual and reproductive health centre.
  [Su’aalaha Uurka iyo Ma...  
Sharciga Swissku waxa uu xaq u siinayaa haweenka fasaxa dhalmada ilaa 14 todobaad oo ka bilaabma wakhtiga ummulida. Waxay heshaa 80% mushaharkeedii caadiga ahaa. Si loo helo dheeftan lacageed, haweenku waxay u baahanyihiin inay bixiyeen caymiska AVS ee ugu yaraan 9 bilood ka hor inta aanay dhalin oo aanay shaqaysan mushaar ugu yaraan 5 bilood muddada wakhtigaas ah.
Swiss law entitles women to maternity leave for 14 weeks starting from the time of delivery. She receives 80% of her normal salary. To receive this benefit, women need to have paid AVS insurance for at least 9 months prior to giving birth and have earned a salary for at least 5 months during that time.
  [Uurka, Dhalashada ilma...  
Haddii haweenay aanay awood u lahayn inay si dabiici ah uur u yeelato, waa suuragal in la raadiyo caawimo caafimaad. Ka hor inta aanad bilaabin daawaynta, waa muhiim in lala hubiyo shirkadda caymiska inta ay tahay kharashka lagu daboolo hoosta caymiska caafimaadka aasaasiga ah iyo inta ay tahay (kharashaadka) uu bixinayo qofku ama lammaanahu.
If a woman is unable to become pregnant naturally, it is possible to seek medical assistance. Before beginning treatment, it is important to check with the health insurance company which costs are covered under the basic health insurance and which (costs) will have to be paid for by the individual or couple.
  [Uurka, Dhalashada ilma...  
Ila ay jirto xaalad gaar ah oo aan dawo ahaan loo qaadan karin, waalidku waxay leeyihiin xaqa ay ku doortaan halka iyo hoosta duruufta uu ilmahoodu ku dhalanayo (mid uun cusbitaalka, guriga ama xarunta dhalmadda).
Unless there is a specific medical contraindication, parents have the right to choose where and under what circumstances their baby is born (either in hospital, at home or in a birthing centre). The woman can decide who will accompany her during the delivery (partner, friend or family member). In all cases a midwife is present at the birth to provide support and assistance.

Arrow 1 2 3 4