yusuf – Traduction en Anglais – Dictionnaire Keybot

Spacer TTN Translation Network TTN TTN Login Deutsch English Spacer Help
Langues sources Langues cibles
Keybot 97 Résultats  info.binder-world.com  Page 7
  Maxaa ku dhacaaya jirka...  
Khatarta wey yaraaneysaa uu ilmuhu kaga soo dhici karo. Haddii aad sigaar cabtid ilmaha uurka ku jira wey gaaraaya sunta sigaarka.
Did you use to have cold toes when you smoked? You might find that your toes feel warmer now. This is because more blood is able to get around the body.
  Sir dhowrista - Youmo  
Qofka shaqaalaha ee aad kula kulanto rugta caafimaadka ma aha inuu kala hadlo qof kale, ama wax rugta lagaaga qorey uu u gudbiyo cid kale. Taas waxa loo yaqaanaa sir dhowrista. Sir dhowristu waxay qabanaysaa dhamaan dadka ka shaqeeya daryeelka caafimaadka.
Everything you say and everything that is written about you in your medical records is confidential. Confidentiality applies to both people and government agencies. Staff who do not comply with the Secrecy Act are guilty of committing a crime and can be prosecuted in a court of law.
  Ilmo iska soo ridid - Y...  
Qofka shaqaalaha ee aad kula kulanto rugta caafimaadka ma aha inuu kala hadlo qof kale, ama wax rugta lagaaga qorey uu u gudbiyo cid kale. Taas waxa loo yaqaanaa sir dhowrista. Sir dhowristu waxay qabanaysaa dhamaan dadka ka shaqeeya daryeelka caafimaadka.
The professionals that you have contact with at a health clinic are not allowed to talk about you with anyone or release written information from the clinic about you to anyone. This is called confidentiality. All professionals who work in health and medical care are legally obliged to follow confidentiality rules and regulations.
  In wax xun la dareemo -...  
Wac 112 ama la xidhiidh psykiatrisk akutmottagning haddii adiga ama qof kale uu aad u xanuunsanaayo oo uu si degdeg ah caawiimo ugu baahan yahay. Wac telefoonka 1177 si aad ugu ogaato meesha aad aadayso.
Get help if you have felt bad for a long time or if you feel very bad. For instance, contact a Youth Guidance Centre (ungdomsmottagning), a health clinic (vårdcentral) or children and adolescent psychiatry (bup). You can get help from your school nurse or school counsellor if you go to school.
  Sidan ayaad samaynaysaa...  
Adeega gargaarka degdagu waxa uu furan yahay habeen iyo maalinba. Waxa uu ku yaalaa cisbitaalka. Sjukhus kan också kallas lasarett. Waa in aad rugta gargaarka degdega u tagto wax yaalaha aan sugi karin oo kaliya.
Certain clinics have different kinds of medical specialists available. These specialists are not available at all clinics. An example of such medical specialists include psychiatrists, ophthalmologists and dermatologists. You can find more information about clinics that have these specialists on the Internet or at 1177.se.
  Talooyin lagu siinaayo ...  
Waxa kugu adkaan karta hurdada haddii uu cadaadis ama warwar ku hayo
You might find it hard to sleep if you’re feeling stressed or worried
  Talooyin lagu siinaayo ...  
Waa caadi inay kugu adkaato hurdadu haddii uu cadaadis, warwar ama niyadjab ku hayo. Tusaale ahaan marka aad imtaxaan dugsiga ah galayso ama aad wax badan ka fikireyso sida ay wax u dhacayaan.
It is common to have trouble sleeping if you’re feeling stressed, worried or sad, for example, before a test at school or if you are worried about something that might happen.
  Daryeelka qofka maganga...  
Haddii adiga ama qof kale uu u baahan yahay ambulaans, wac 112.
Treatment at the dentist costs SEK 50.
  Talooyin lagu siinaayo ...  
Riyooyinka xunxun ayaa hurdadaada kaa qasi kara. Waxa kal ayaabaa inaad toosto oo aad hurdad dib ugu laaban weydo. Waxaad riyada u xasuusan kartaa si cad iyadoo dareenka xun uu kugu sii taagan yahay.
Nightmares can disturb your sleep a lot. For instance, you might wake up and be afraid to fall asleep again. You might clearly remember the dream and its awful feeling.
  Sidan ayaad samaynaysaa...  
Adeega gargaarka degdagu waxa uu furan yahay habeen iyo maalinba. Waxa uu ku yaalaa cisbitaalka. Sjukhus kan också kallas lasarett. Waa in aad rugta gargaarka degdega u tagto wax yaalaha aan sugi karin oo kaliya.
Certain clinics have different kinds of medical specialists available. These specialists are not available at all clinics. An example of such medical specialists include psychiatrists, ophthalmologists and dermatologists. You can find more information about clinics that have these specialists on the Internet or at 1177.se.
  Qoyskeyga go’aan miyuu ...  
Wac booliska haddii adiga ama qof aad taqaano uu khatar ku jiro, tusalaa la garaaci raba, la garaacay ama loo hanjabay.
Call the police if you or someone you know is the victim of a crime, such as being beaten or threatened
  Qoyskeyga go’aan miyuu ...  
Waa kuwaan tusaalooyinka waxyaabah waalidka ama wakiilka uu sameyn kara marka aad 18 sana jir ka yartahay:
No-one is able to tell whether or not you’ve had sex. It doesn’t show on your vagina or penis, or in any other way. There is no membrane that covers the opening of the vagina.
  Talooyin lagu siinaayo ...  
Waa caadi in lagu riyoodo waxyaalo kaa cabsiiya ama warwar ku galiya. Waxa aad xataa riyooyin xunxun ku riyoon kartaa haddaa xataa haddii uu wakhti badan ka soo wareegay markay waxa xumi kusoo mareen.
It is common to dream about things that frighten or worry you. You might have nightmares even a long time after something bad has happened to you.
  Daryeelka qofka maganga...  
Haddii aad buuxisey 18 sanno jir oo aad tahay magangalyo doon ama aanad haysan waraaqaha sharciga, ayaad heli doontaa daryeel caafimaad ama daryeelka ilkaha ee uu dhakhtar u arko in aanad sugi karin. Waxaad markasta heli doontaa daryeelka hooyada, talo bixinta iska soo tuurista iyo iska ilaalinta uurka.
Some types of care cannot be given at a health care clinic. If you need to see a specific professional for example an ophthalmologist, a psychiatrist or another type of specialist, the doctor at the health care clinic can explain what you need to do make an appointment.
  Talooyin lagu siinaayo ...  
Dhamaan dadka ku nool Iswiidhan waxa ay xaq u leeyihiin daryeelka caafimaadka marka ay u baahan yihiin. Soo wac 112 haddii aad adigu ama qof kale uu qabo dhaawac ama cudur nolosha u halis ah.
Everyone who lives in Sweden has the right to get health care when they need it. Call 112 if you or someone else has a life-threatening injury or illness.
Arrow 1 2 3 4